Suldaan Xasan Iyo Jeegaanta (Habar Jecle iyo Habar Awal)

0
Tuesday May 09, 2023 - 11:04:22 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1075
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Xasan Iyo Jeegaanta (Habar Jecle iyo Habar Awal)

    Sidaas darteed, xilkaas dhaqameed, ee Saldanadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaas darteed, xilkaas dhaqameed, ee Saldanadeed



Suldaanka Guud, ee Habar Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi, inuu Suldaankii Guud, ee Jeegaanta (Habar Jecle iyo Habar Awal), inuu ka dallacey, oo uu Suldaanka Guud, ee Isaaq uu yahay, ayuu shaaciyey; oo uu inoo sheegey.


Sidaas darteed, xilkaas dhaqameed, ee Saldanadeed, ee uu Suldaan Xasan ka dallacey, ee uu banneeyey, ee Suldaanka Guud, ee Jeegaanta (Habar Jecle iyo Habar Awal), waa hubaal, oo Beesha Habar Jecle, ayaa doorkan iska leh, oo inay si degdeg ah u buuxiso, ayaa looga baahan yahay - bi idni Allaah.



Tixgalin mudnaan badan leh.

Maxamed Sheekh Daahir

 

[email protected]

tashiwanaag.com

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...