Puntland Oo Ujawaabtay Muuse Biixi

0
Tuesday May 09, 2023 - 08:17:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1050
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Puntland Oo Ujawaabtay Muuse Biixi

    "waxaana dhankiisii uu ku eedeyay Madaxweyne Biixi in ay dadka la dagaallamaya ay yihiin kuwiii uu dulmiyay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxaana dhankiisii uu ku eedeyay Madaxweyne Biixi in ay dadka la dagaallamaya ay yihiin kuwiii uu dulmiyay"



Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ahaa in Puntland ay qayb ka tahay colaadda muddaba ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

 

Madaxweyne Biixi ayaa hadalkan ka sheegay khudbad sanadeed uu shalay ujeedinayay baarlamaanka Somaliland.

 

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa BBC-da u sheegay in Puntland aaney qayb ka aheyn dagaalkaasi waxaana dhankiisii uu ku eedeyay Madaxweyne Biixi in ay dadka la dagaallamaya ay yihiin kuwiii uu dulmiyay waa sida uu hadalka u dhigaye, mana ahan markii ugu horreysay oo labada dhinac waa Puntland iyo Soomaaliland ay hadallo caynkaan kale ah warbaahinta isku mariyaan.


Loading...
Loading...