Magacyada Xildhibaanada Aan Ka Qayb Gelin Khudbad Sanadeedka Uu Muuse Maanta Ujeediyay Baarlamaanka

0
Monday May 08, 2023 - 17:59:22 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Magacyada Xildhibaanada Aan Ka Qayb Gelin Khudbad Sanadeedka Uu Muuse Maanta Ujeediyay Baarlamaanka

    "Akhriso Magac-yadda Xildhibaanadda Golaha Wakiilada..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Akhriso Magac-yadda Xildhibaanadda Golaha Wakiilada..."


 

Akhriso Magac-yadda Xildhibaanadda Golaha Wakiilada ee aan ka qayb-gelin fadhigii dheggaysiga khudbadii sannadeedkii ugu dambaysay ee uu jeediyey maanta Muuse Biixi

 

1. Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed

2. Gudoomiye Cali Xaamud Jibriil

3. Xildhibaan Cabdilaahi Muuse Cabdi

4. Xildhibaan Xasan Axmed Cilmi (Xasan Kayse)

5. Xildhibaan Abiibakar Siciid Cali

6. Xildhibaan Ibrahim Maxamed Jamac (Khadar Guun)

7. Xildhibaan Xirsi Cabdilaahi Xirsi

8. Xildhibaan Faysal Yusuf Jamac

9. Xildhibaan Siciid Maxamed Ismaaciil (Siciid Sakeeye)

10. Xildhibaan Xasan Cumar Xasan (Xasan Ogaal)

11. Xildhibaan Axmed Maxamuud Cabdilahi (Fanax)

12. Xildhibaan Cabdixakiim Hugur Cabdi

13. Xildhibaan Bashiir Xuseen Xirsi

14. Xildhibaan Axmed Maxamed Hurre (Barkhad)

15. Xildhibaan Xuseen Aadan Cabdi

16. Xildhibaan Maxamuud Faarax Jaamac (M. Guray)

17. Xildhibaan Aadan Cismaan Xarbi

18. Xildhibaan Mubaarik Xuseen Maxamed (Xeeldheere)

19. Xildhibaan Maxamed Jamac Kood Buur (Shiine)

20. Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir (M. Carare)

21. Xildhibaan Aamiin Saleebaan Jaamac (Kulul)

22. Xildhibaan Cali Xuseen Nuur

23. Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf Maxamuud (Badheedha)

24. Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf

25. Xildhibaan Cali Jamac Caraale (Cali Qaran)

26. Xildhibaan Cabdikariim Aadan Cumar (Cambe)

27. Xildhibaan Mubaarik Muuse Ismaaciil

28. Xildhibaan Maxamed Jaamac Liibaan

29. Xildhibaan Cabdiqani Maxamed Aadan

30. Xildhibaan Abokor  Faarax Warsame (Cagga yare)

31. Xildh Barkhad Jaamac Batuun

32. Xildhibaan Jamaal Aadan Cali (Jaah)

33. Xildhibaan Nuuradiin Axmed Dayib

34. Xildhibaan Mukhtaar Ibaraahim Xaashi (Mukhtaar Xabashi)

35. Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Jaamac (Budul)

36. Xildhibaan Ibraahim Cali Jamac

37. Xildhibaan Axmed Xasan Cali (Casoowe)

38. Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane

39. Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane

40. Xildhibaan Guuleed Maxamed Warsame

41. Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf (Guruuje)

42. Xildhibaan Saleebaan Nuur Warsame (Food)

43. Xildhibaan Cumar Jamac Faarax


Loading...
Loading...