War Degdeg Ah: Mudaharaad Ka Bilaabmay Saaka Boorama

0
Monday May 08, 2023 - 09:27:47 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Mudaharaad Ka Bilaabmay Saaka Boorama

    "Ciidamada Booliska ayaa rasaas ridaya si ay dadka u kala ka xeeyaan."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidamada Booliska ayaa rasaas ridaya si ay dadka u kala ka xeeyaan."



 

Boorama (HWN) Magaalada Boorama saaka waxa ka socda bannaan-bax ay dhigayaan dad shacab ah oo gadoodsan.

 

Dadka ayaa ku baaqaya in toogasho lagu fuliyo Askari dhawaan ku dilay deegaanka Lawyacaddo taliye Khadar Maxamed Caynaanshe (Xabiib), oo ka tirsanaa cidaamada xeebaha Somaliland.

 

Ciidamada Booliska ayaa rasaas ridaya si ay dadka u kala ka xeeyaan.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somaliland ayaa shalay dil toogasho ah ku xukuntay Askariga taliyaha dilay.


Loading...
Loading...