Muuse Biixi Oo Loo Soo Jeediyay In Uu Maxkamad Saaro Maamulka Gobolka Sool.

0
Sunday May 07, 2023 - 08:37:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1657
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Loo Soo Jeediyay In Uu Maxkamad Saaro Maamulka Gobolka Sool.

    "lakiin eeda waxa leh ragii maamulka u ahaa gobolka oo uu badhasaabku ugu horeeyo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"lakiin eeda waxa leh ragii maamulka u ahaa gobolka oo uu badhasaabku ugu horeeyo"



 

Hargaysa (HWN) Siyaasi Yaasiin shide oo  Badhasaab ka soo noqday qaar ka mid ah Gobolada Somaliland ayaa sheegay in maxkamad lasaaro masuuliyiintii maamulayay Gobolka Sool, maadaama ay ku guuldaraysteen inay la socdaan kacdoonka shacabka ay maamulayeen.

 

"Saraakiishani  waa saraakiishii  sool  ila maamuli  jiray  waxaan aad  uga  helli jiray  go'aamadooda, sool  waxa maamulkeeda  qabtay  rag  aan  talin jirin dabadeed  waxa  tegey rag  aan  tegi jirin. Anigu  ma qabo  eeda loo  jeedinayo   wasiiradii uu  madaxwaynuhu   u diray sool    in ay  eed leeyihiin,  lakiin  eeda waxa leh  ragii  maamulka u ahaa  gobolka oo  uu badhasaabku  ugu  horeeyo. siday  u ogaan  waayeen  in bulshada  sool  ku nooli  ay  sidan ukacsantahay, anigu  madaxwaynaha waxaan  ka  codsanlahaa inuu  cidii sool  masuulka  ka ahayd  in  maxkabad lageeyo  waayo  qayb ayĆ y  ka noqdeen  kacdoonka gobolka sool  kol  haday ogaan  waayeen  tabasha shacabku  qabo,  wali sool  xalbay leedahay  insha'alaana waa  la nabdi  doona"

 

Xaalada colaadeed ee ka taagan magaalada Laascanood ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay degegn.


Loading...
Loading...