War Degdeg Ah: Dhalinyaro Reer Gabilay Ah Oo Ay Liqday Bada Berberi

0
Saturday May 06, 2023 - 21:13:09 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 884
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Dhalinyaro Reer Gabilay Ah Oo Ay Liqday Bada Berberi

    "Xeebta lagu dabaasho ee batalaale ayaa liqday afar kamid ah dhalinyaradan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xeebta lagu dabaasho ee batalaale ayaa liqday afar kamid ah dhalinyaradan"


 

 

Alle ha u naxariistee Cabdirisaaq Ismaaciil Ibraahim ayaa hada badda laga soo saaray maydkiisa, waxaana ilaa hada la baadhayaa Xamse Cabdirashiid Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada Gobolka Gabiley oo kasoo laabtay socdaal ay ku tageen gobolka Togdheer .

 

Xeebta lagu dabaasho ee batalaale ayaa liqday afar kamid ah dhalinyaradan oo kubad kusoo ciyaaray magaalada Burco balse labo Ka mid ah markiiba waa laga soo bad-baadiyey halka labada kalena la waayey balse ilaa hada wiilka lagu magacaabo Cabdirashiid ayaa laga baadhayaa biyaha .


Loading...
Loading...