DHAMBAAL TACSI AH'

0
Saturday May 06, 2023 - 10:30:58 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAMBAAL TACSI AH'

    INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN


INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Aadam Xaaji Cali Axmed, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta iyo Shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay, AHN marxuum Faarax Siciid oo ahaa Garsoore Maxamed Faarax Siciid Aabihii. Marxkuumku waxa uu caawa ku geeriyooday magaalada Laascaanood.


Guddoomiyuhu waxa uu marxuumka Ilaahay uga baryayaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyska oo uu ugu horeeyo Garsoore Maxamed Faarax, ehellada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN
 

Ibraahin Maxamed Cali
Madaxa Waaxda Warbaahinta Maxkamadda Sare.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...