(Ma Fashilmi Karaa Hogamiye Wanaagsan Q 6aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

0
Monday June 24, 2019 - 08:48:43 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Ma Fashilmi Karaa Hogamiye Wanaagsan Q 6aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

    Jawaabta su'aasha ah hogaamiye wanaagsan ma fashilmi karaa si fudud waa Haa iyado mar fashilku ka imin karo xaga dadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jawaabta su'aasha ah hogaamiye wanaagsan ma fashilmi karaa si fudud waa Haa iyado mar fashilku ka imin karo xaga dadka

o waxaa hoos u dhacaysa taagerada ay xukumada u hayeen taasna waxaa ka dhalan karta in ay xukumaduna dhaman joojiso qabashada hawlaha lo igmaday taas oo marka danbe keenta fashil toos ah dhinaca kale xukaamada ayaa keeni kartaa nidaam gaabis ku dhisan iyo cadaalad daro ka dib shacab waynaha ayaa ka caaya waxaana fashil maaya hogaamiyhihi wanaagsana iyo xukumadiisi.



Hadaba anigo su’aashas ka faa’idaysanayaa manta dawlada Somaliland waxay haystaa madaxwayne wanaagsan iyo xukumad u gadhwadayn ka yahay o wanaagsan si lamida waxaynu lenahy saddex xisbi qaran oo ay hogaminayaan saddex Gudoomiye xisbi iyo ku xigenadooda o leh aqoon iyo hadaf sare iyo goloyoshaada dhexe sdio kale waxaa si fiican u dhisan o nidaamsan dhamaan hayadihii dawlada Somaliland waxaynu nahay shacab si fiican ugu hogaansan isla markaana tagersan nidaamkaas aynu dhisanay sidaa daraded waxaa laynago bahanyahay in aynu isu tanaasulno o wax walba ku dhameeno miiska wada xaajodka si aynan u fashilmin o anay dawladeena Somaliland u baa’bin.


Manta xaalka dalka waynu ognahay balse nasiib wanaag xukumadu qorhe ayay ledahay wayna dadalasa si lamida labada xisbi qarana iyana way dadalaayan o mar walba waxay dawlada u saxayaan wixii ka khaldamay o ay cod dheer uga shegayaan hadii aynu sidaa usi wadno horumar ayanu gaadhayna o waynu soconaynaa lakin hadi xaalku noqdo is qab qabsi iyo hadba xukumada maalin timaada in gar baha la qabto o wakhtiga laga lumiyo haba yarate waxba inoo hagaagi mayaan o waxba inoo socon mayaan.


Ugu danbayn Somaliland waa in ay gacmaha is qabsadaan bulsho iyo dawladba waa in ay dhalinyaradu ka qayb qaatan mashaaricda horumarineed isla markana aynu abuurno kabayal dhaqaale oo hor leh si lamida mar walba wakhti walba waa in ay xukuumada marba jirtaa u tanaasushaa xisbayada mucaraadka si lamida marba xisbiyada mucaaradka ah e jiraa waa in ay u tanasulaan hadba xukumada markaas jirta si aynu u horumarno.


ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer Politician Researcher and writer

Hogaan IYO Horumar.

MA FASHILMI KARAA HOGAMIYE WANAAGSAN Q 6aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

 

 

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

Tell:         0634394700.

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...