Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Oo Ujawaabay Puntland.

0
Tuesday May 02, 2023 - 11:58:02 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Oo Ujawaabay Puntland.

    " Madaxwaynaha Puntland waxa uu doonayaa Muddo kordhin"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Madaxwaynaha Puntland waxa uu doonayaa Muddo kordhin"



Hargaysa (HWN) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JSL Cabdiqani Maxamud Caateye Fariid ayaa sheegay in Madaxweynaha maamulka goboleedka Puntland ee Dani uu doonayo in khalkhal galiyo magaalada Laascaanood si loo kordhiyo muddo Xilka Madaxtinimada isagoo taageero ka raadinaya odayaasha.

 

Wasiirka gaashandhigga JSL waxa kale oo uu iftiimiyay in Laascaanood ay Ciidamada Qaranka Somaliland ay u taagan yihiin in ay Difaacaan deegaanadeeda.



 May be an image of ‎1 person and ‎text that says '‎۔diqani Mahamoud Ateye @AbdiqaniMin The desire of Somalia's Puntland regional president, Mr. Deni, to extend his presidential term and seek support from the elders in return to further destabilize Lascanod City in Somaliland will force our army to defend its territories and beyond. 7:17PM May 1.2023 12‎'‎‎

Loading...
Loading...