Daraawiish Dayaxeed Dhacyo,Dumarkooda Kuwii Naasaa Ka Jaray,Ayay Weli Daba Socdaan.

0
Tuesday May 02, 2023 - 11:56:08 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daraawiish Dayaxeed Dhacyo,Dumarkooda Kuwii Naasaa Ka Jaray,Ayay Weli Daba Socdaan.

    Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],



Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

 

 

Dagaal Wuu Dhici Jaray,Dunidan Waxaan Weli Maqal,

 

Dumarka Naasaha La Jaray,Diiwaanka U Geli Buqlaan,



 

Weliba Waxaa Kaga Daran,Duulkii Lagu Falay Sidaasi,

 

Dabar Bay Ugu Xidhanyihiin,Dadkanay Ugu Jecelyihin,


 

Da’yartodan Warkaa Ogayn,Daraad Dulimi Ku Dhacay,

 

Taariikhdan Duugobahayn,Damiirkiinu Haddu Aqbalo,


 

Dareenka Dadka Kaleba Diid,Duligaas Aydin Dooraten,

 

Damqasha Qaarkiin Qabaan,Jidhkoodu Dubaaxiyaaye,

 

Inayba Uga Sii Daraan Iyo,Dil Bay Ka Cabsoonayaano,


 

Daraawiishi Dayaxed Dhacyo,Dusha Laga Maamusha,


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...