Maamulka Gobolka Banaadir Oo Mamnuucay Noocyo Kala Duwan Oo Mukhaadaraad Ah

0
Monday May 01, 2023 - 18:22:18 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 649
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Gobolka Banaadir Oo Mamnuucay Noocyo Kala Duwan Oo Mukhaadaraad Ah

    "Waxaa iyana illaa amar dambe sii xirnaanaysa makhaayad kale"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaa iyana illaa amar dambe sii xirnaanaysa makhaayad kale"



Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in haatan wixii ka dambeeya laga mamnuucay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho isticmaalka shiishada iyo Taanbuuda, oo waayadii dambe aad ugu soo badanayay dhulalka Soomaalida.

 

Arrintan ayaa ka dambeysay, kaddib markii maanta uu kulan dhexmaray qaar kamid ah milkiilayaasha makhaayadihii dhawaan la xiray, iyo madaxda maamulka.

 

Maamulka gobolka Banaadir, ayaa dib u fasaxay illaa 10 mehradood, inkastoo shuruudo la dul dhigay.

 

Waxaa iyana illaa amar dambe sii xirnaanaysa makhaayad kale oo kamid ahayd kuwii horey loo xiray.


Loading...
Loading...