Dhaaraan Laga Dhabaynayn,Waa Dhagar La Galayo,Dhibteedii Inagu Maqan.

0
Saturday April 29, 2023 - 12:43:35 in Articles by
  • Visits: 731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhaaraan Laga Dhabaynayn,Waa Dhagar La Galayo,Dhibteedii Inagu Maqan.

    Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]



Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Dharaan Laga Dhabaynayn,Dhibteedii Ogaano,

 

Dhaxalkeedii Aragnay,Dhulkani Yuu Gariirine,



 

Dhalantedka Daayoo,Dhaaf Dhaarta Beenaad,

 

Dhagi Adiganoon Leline,Dhoohanay Warmogey,


 

Dhaayahaagu Furanyiin,Dharaartaad Riyootaa,

 

Dhegoloow Caduur,Dhawdhawdu Uma Dhicine,


 

Dhadhabu Ku Maqanyay,Dhidar Lagu Onkodayo,

 

Dhukan Waa Abaar Moog,Dharabay Sugaysaaba,


 

Dhibic Roob Ma Muuqde,Dhaanka Ceel Udayday.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...