Siyaasiga Ramaax oo ka Hadlay Xaaladda Dagaal Laascaanood

0
Thursday April 27, 2023 - 10:54:41 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiga Ramaax oo ka Hadlay Xaaladda Dagaal Laascaanood

    Maxamuud Cali Saleebaana Ramaax shalay u waramay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamuud Cali Saleebaana Ramaax shalay u waramay



Siyaasiga Maxamuud Cali Saleebaana Ramaax ayaa sheegay in xaalada dagaal ee ka taagan Laascaanood uu yahay duulaan lagu doonayay in dalka Somaliland lagu burburiyo.


 

Maxamuud Cali Saleebaana Ramaax shalay u waramay qaar ka mida Warbaahinta ayaa waxa uu ka digay in uu dalka yimaaado Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif madaama oo uu la saftay Garaadada ka soo hor jeestay Somaliland.



 

Maxamuud Ramaax oo Arimahaasi ka hadlayayna.Waxa uu yidhi”Dalka waa lagu soo duulay,waxaana la doonayay in la burburiyo dalka.nin waliba ficilka uu sameeyay ayaa ka markhaati furaya, waxa aan ka sii digayaa ragbaa lahaa Cabdirisaaq Khaliif ayaa soo socda.waxaana uu soo noqon karaa iyada oo la saamaxo Xukuumad ayaa aad u dulqaadanaysa,


waa dambiile qaran Cabdirisaaq Khaliif waa ninkaa Garoowe soo fadhiistay,waaxaana uu yidhi meeshan waa laysku gumaystaa oo isir nacayb ayaa ka jira.


Qofka haduu dambi faraha lagalo halkiisa in lagu soo xidho ayay ahayd, mana, aha in Umadda mam la dhex dhigo iyo hebelbaa imanaya oo dadka iyo dalka wax aan waxba u taran lagu wareeriyo,xalkii Laascaanood Xukuumadda ayaa gacanta ku haysa.hadaan midada daab keeda hayo qaar Hargeysa ka hadla iyo ina Garaad Cali iyo Cabdirisaaq Khaliif ayaan dibada joogeen,”.

Loading...
Loading...