Ergadii Ka Timid Muqdisho Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland

0
Wednesday April 26, 2023 - 10:47:18 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ergadii Ka Timid Muqdisho Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland

    "Madax dhaqameedkan ayaa xafiiskiisa ku booqday guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madax dhaqameedkan ayaa xafiiskiisa ku booqday guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland"



Hargaysa (HWN)  Madaxdhaqameed kasoo kicitimay magaalada Muqdisho, ee u socda in ay ka qayb qaataan xalinta colaada magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa saaka tagey xarunta golaha guurtida Somaliland.

 

Madax dhaqameedkan ayaa xafiiskiisa ku booqday guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, kaasi oo la filayo inay ka wada hadlaan arrimaha colaada Laascaanood iyo sidii xal looga gaadhi lahaa soo af-jarida xaaladdaasi.

 

Gudidan ayaa shalay ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Hargaya, waana ergadii hore utagtay magaalada Laascanood.


Loading...
Loading...