Jaamacada Burco Oo Soo Gaba Gabaysay Imtixaan Laga Qaaday Ardayda Kuliyada Caafimaadka Ee Jaamacadaasi. SAWIRO.

0
Sunday June 23, 2019 - 14:42:25 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaamacada Burco Oo Soo Gaba Gabaysay Imtixaan Laga Qaaday Ardayda Kuliyada Caafimaadka Ee Jaamacadaasi. SAWIRO.

    Burco (HWN) Jaamacada Magaalada Burco ayaa soo gaba gabaysay imtixaan laga qaadayo ardayda kuliyada caafimadka Jaamacadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco (HWN) Jaamacada Magaalada Burco ayaa soo gaba gabaysay imtixaan laga qaadayo ardayda kuliyada caafimadka Jaamacadaasi.

imitxiaankan ayaa Ahaa Mid Boqolkiiba Soddon Qoraal Ah Halka Inta Hadhayna Ay ku Qaadayso magaalada Hargaysa Hay’adda Tacliinta Sare Ee Somaliland.



Waxaana Ardaydan Imitxaanka Gabagabada Ah Laga Qaadayo Ay Jaamacadu Dadaal Ku Soo Bixisay Mudo Gaadhay 7Sanno Oo Maamulka jamaacada Macalinta , Iyo Boodhka Jaamacada Burco Ay waqtigoodii Iyo Tacabkoodi Ku Bixiyeen Sidii Looga Midho Dhalin Lahaa Guusha Iyo Fursadan Qaaliga Ah Ee Ay Ardaydan Kuliyada Caafimadka (Faculty Of Medicine And Healthe Science) Ay Maanta Imtixaankodu Uu Fadhiisteen.


Waxaanay arintani horsed utahay Guulaha Dhinaca Waxbarashada Ee Mudooyinkii Uu Danbyey Laga Dheehanayey Jaamacada Burco iydoona Ardaydani Ka Mid Noqonayaan DHakhaatirta La Doonayo In Ay Wax Wayn Ka Bedelan Guud Ahaan Dalka Jamhuuriyada Somaliland


Sidoo Kale Guushan Ay Gaadhen Ardayda Kuliyada Caafimadka Jamacada BURCO (faculty of medicine and healthe science) Ayaa Waxaa Suurto Geliyey Oo Waqtigiisa Ku Bixiyey dhiinka Kuliyada Caafimadka jaamacada Burco Dr. Yuusuf Axmed Cali (Ardo) Oo Kaalin Mihima Ka Qaatay Dadaalkii Waxbarasho jamacadu la garab taagnayd Ardayda Kuliyada Caafimadka Jaamacada Burco


Loading...
Loading...