International Organizations 23/6/019

0
Sunday June 23, 2019 - 12:54:20 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1344
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    International Organizations 23/6/019

    Sida xaqiiqadaa urarada caalamigii ( intranational organizations )

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida xaqiiqadaa urarada caalamigii ( intranational organizations )
waxay ka mid yahiin jaangooyaasha siyaasada arimaha diba waxaana caalmka ka jira 68000 (OIs) kuwana yahiin kuwo firfircoon kuwana aanay waxa sidaas ah oo firfircooniya lahayn, waxayna qaataan doorkooda caalamigaa ( international system) , wayna inagu adkaanaysaa in aynu malayno  sida  arimaha aduunka  ay u dhaqaajiyaan hayadaha  caalamid (intranional body )  sida UN , amaba IMF and world Bank (WB ) 

Hadaba ururada waa jilayaal firfircoon (active actors ) marka ay noqoto arimaha caalamigaa iyo xidhiidhka caalamigaaba ,waxayna fududeeyaan isdhexgalka umadaha aduunka  ee caalamigaa  ,



Hadaba dal arimahiis dibadu waxay saamayn ku leedahay  xubnaha ka aha (memebership )  ee haar  caalamiya (interanational) si gobol ah (regional) iyo si (sub-regional organizations ) si ay isugu gudbiyaan  qaybaha ay  xasaanadi ka  jirto (sovereignty ) ururadaasi si how qabadkooduna iyo jihayntooduba  ugu  qotonto dastuurka ururadaas,


Si kastaba ha ahaatee, xidhiidhka caalamiga ahi wali iskuma raacsana IOs in ay ciyaari karan doorka arimaha dibada ee dawligaa , marka aynu eegno (realist ) iyo siyaasada caalamigaaba (intarnational politics) guud ahaan wax yar bay kalsooni ku qabaan saamaynta ay leeyahiin IOs , tusaale haana ,Qaramada midoobay iyo ururada caalamigiiba ma haystaan jid ay ku fuliyaan go aankooda, dowlaha aduunkuna runtii waa awoodaha  nidaamyada  caalamigaa, laakiin ururada caalamiga ahi waxay ku qotomaan  oo ay  ka jawaabaan oo ay qaybiyaan  awooda aduunka waxayna salka ku hayan in ay ka shaqeeyaan maslaxada gaarahaaneed ee dowladaha waawayn ( great power) kamana madax banana,


Sikastaba ahaatee, IOs waxay  saamayn ku leeyahiin siyaada arimaha dibada marka loo eego (to-down) ,marka laga eego dhanka kalena ee wax wada wadaagida IOs ,caalami ahaan iyo gobol ahaanba waxay isku duba ridaan mucaahadooyinka iyo ganacsiga,dhaqaalaha ,sida ( European union) ASEAN,Africa Union, Opec, ECWOAS, iyo qaarkale oo badaniba door aad uwayn bay  ka ciyaaraan arimaha caalamigaa,

By: khaddar adam aw muuse

[email protected]

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...