Muuse Biixi Oo Cafis Ufidiyay 554 Maxbuus Oo Jeelasha Ku Xidhan.

0
Sunday April 23, 2023 - 13:01:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Cafis Ufidiyay 554 Maxbuus Oo Jeelasha Ku Xidhan.

    "Waxa cafiskan fulinaya Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa cafiskan fulinaya Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud"



Hargaysa (HWN) Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis ufidiyay 554  maxbuus  oo ku xidhnaa xabsiyada Somaliland, sida lagu sheegay digreeto ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland:-

 

 Waxaan Go’aamiyey;

In laga bilaabo taariikhda maanta aan Cafis Guud u fidiyo munaasibadda Ciiddul Fidrida awgeed maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee Xabsiyada Dalka ku xidhan,  oo tiradoodu dhan tahay  554 (Shan Boqol iyo Afar iyo Konton) maxbuus. Cafiskani saamayn kuma laha xuquuqda madaniga ah iyo raadka ciqaabeed ee ka dhalanaya dembiyada ay ku xukunnaayeen. Waxa cafiskan fulinaya Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, iyada oo la raacayo liiska Maxaabiista ee halkan ku lifaaqan” ayaa lagu yidhi digreetada.

 

Maxaabiistan uu cafiska ufidiyay Muuse Biixi ayaa ah Maxaabiista dambiyada fudud ku xukunaa

 


Loading...
Loading...