Golayaasha Baarlamaannada Hargeysa Iyo Muqdisho

0
Sunday April 23, 2023 - 11:40:22 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 621
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Golayaasha Baarlamaannada Hargeysa Iyo Muqdisho

    Waad wada salaaman tihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waad wada salaaman tihiin.



Waad wada salaaman tihiin.

 

Ujeeddo: Golayaasha Baarlamaannada Hargeysa Iyo Muqdisho


 

Mar haddii ay Irir Samaale (Hargeysa) iyo Irir Samaale (Muqdisho) ay wada midoobeen, oo dhaqanka iyo siyaasadda ay ka wada mideysan yihiin, waa inay labada ergey, ee Hargeysa iyo Muqdisho ay kala magacaabeen, ee 



Drs. Edna Aadan Ismaaciil iyo Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed, waa inay marka hore iyagu wada kulmaan, ka dibna ay Golayaasha Baarlamaannada, ee Hargeysa iyo Muqdisho, ay si wadajir ah u wada hor-tagaan, oo uga wada hor gar-naqsadaan - bi idni Allaah.


 

Tixgalin mudnan badan leh.


 

Maxamed Sheekh Daahir


[email protected]


tashiwanaag.com

 

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...