Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Qaxoontinimo Kaga Dhoofay Dalka Uganda

0
Saturday April 22, 2023 - 21:35:06 in News by Abdi Good
  • Visits: 3789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Qaxoontinimo Kaga Dhoofay Dalka Uganda

    Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Qaxoontinimo Kaga Dhoofay Dalka Uganda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Qaxoontinimo Kaga Dhoofay Dalka Uganda


qaar ka mid ah xubnihii haystay kaadhka qaxoontiga ee ka tirsanaa xukuumada Muuse Biixi ayaa dhawaan habka group five kaga dhoofay dalka Uganda.
Maxamuud Axmed Baarcad oo ka mid ahaa guddida qandarasyada ayaa ugu danbeeyey kaas oo todobaadkii hore qaxoontinimo kaga dhoofay dalka Uganda haatana ku sugan dalka Canada.


Baarcad ayaan iska casilin Isla markaana aan laga qaadin xubinimadii guddida qandarasyada qaranka halka bilo ka horna uu sidan oo kale sameeyey wakiilkii Somaliland ee Uganda Xamse Dool kaas Canada kaga degay qaxoontinimo isaga oo aan iscasilin Isla markaana aan wareejin masuuliyada xafiiskii uu ku magacawnaa.

Sidoo kale waxa jira masuuliyiin xilal ka haya xukuumada oo iyaguna qaxoontinimo kaga diwaangashan dalka Uganda kuwaas oo sugaya inta process-koodu dhamaanayo, waanan idiin soo gudbin doonaa.


Loading...
Loading...