Internet Ka Iyo Dhibkuu ii gaystay'

0
Saturday April 22, 2023 - 12:39:49 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 663
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Internet Ka Iyo Dhibkuu ii gaystay'

    Inaan Naftayda la Barbar Dhigo(tartansiin) dadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaan Naftayda la Barbar Dhigo(tartansiin) dadka


1: Markasta Oon Internetka Furto Inaan Ka Mashquulayo Cibaadada Alle sune Iyo waajiba.


2: Mararka qaar waxaan is arkaa markaan Ku Jiro dhawr saac Inaan galayo Xaalad muruga Oo aanan Garan meelay iiga timid.


3: Inaan Naftayda la Barbar Dhigo(tartansiin) dadka kale Hal kaana Aan Ka galo Naf Ka shaki.



4: Xidhiidka Aan Familkayga La leeyahay oo yaraaday ilaa heer an gaaray inaanan kawar qabin waxay Ku sugan yihiin.


5: Mida ugu daran waxay Tahay intaan mobile ka gacanta Ku hayo aanan kitaabka iidhow Laaci Karin????


#F.g Laga yaabo Inaad Leedahay Faa"iido Badan Buu Lee Yahay. Sax Midaan Ogow Wll Qorigu????(Xabadu) Faa"iido ayay Leedahay Oo cadowga ayaa lays kaga dufaaca Lkn sababta Loo Sameeyay Waa in Naf Lagu dilo.


Muxuu yahay dhibka ugu weyn Ee internetku Kugu hayo adiga?


Waad Ku Mahadsan Tahay Akhriskaaga ❤️????❤

Yahye Mohamed

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...