Ku: Guddida Beesha Direed

0
Saturday April 22, 2023 - 11:54:20 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 562
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku: Guddida Beesha Direed

    Ujeeddo: Guddi Beesha Irir Samaale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeeddo: Guddi Beesha Irir Samaale

 

 

 

No description available.




Waad wada salaaman tihiin.

 

Ku: Guddida Beesha Direed

 

Ujeeddo: Guddi Beesha Irir Samaale

 

Mudanayaal!

 

Mar haddii aynu awowgeen Irir Samaale ku wada midowney, waa hubaal, oo Guddi ay Beesha Irir Samaale ku wada mideysan tahay, ayaynu haddeertan u wada baahan nahay – bi idni Allaah.

 

Sidaas darteed, mudanayaal, shirkii Beesha Direed, ee Hargeysa, ee aad u ballansaneydeen, waa inaad shir weyne Beesha Irir Samaale ku baddashaan, oo haddeertan aad iclaamisaan, oo isla Hargeysa aad ku qabataan; oo kulankaas aad Guddi Beesha Irir Samaale ay ku wada dhan tahay ku doorataan – bi idni Allaah.

 

Tixgalin mudnan badan leh.

 

Maxamed Sheekh Daahir

 

[email protected]

 

tashiwanaag.com

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...