WAR DEGDEG AH: Sucuudiga Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Ay Ciidda Tahay

0
Thursday April 20, 2023 - 18:54:15 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    WAR DEGDEG AH: Sucuudiga Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Ay Ciidda Tahay

    Sucuudiga Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Ay Ciidda Tahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sucuudiga Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Ay Ciidda Tahay


 

Iyadoo muslimiinta ay maanta Soomeen maalintii 29-aad ee bisha Ramadaan ayaa waxay dowladda Sucuudiga ku dhaawaqday in maalinta berri ay tahay Ciidul Fitriga.

 

Sucuudiga wuxuu sheegay in bisha Shawaal caawa laga arkay deegaannada kala Tumair iyo Sudair.

 

"Waxay ka dhigan tahay in berri oo ku began 21-ka bisha April ay tahay maalinta Ciidul Ftirigaā€¯ ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Haramein Shariifain.





Loading...
Loading...