Wasiir Albaani Oo Ka Hadlay Arimaha Ciidal Fidriga

0
Thursday April 20, 2023 - 15:04:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Albaani Oo Ka Hadlay Arimaha Ciidal Fidriga

    "Kulankan oo ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta waxa uu Wasiirku ugu baaqay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kulankan oo ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta waxa uu Wasiirku ugu baaqay"

 


Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Dr Sh.Cabdirisaaq Xuseen Cali (Albaani) ayaa maanta shir is kugu yeedhay Gudidda Culimada ah ee uu u magacaabay ilaalinta bilashada bisha Shuwaal.

 

Kulankan oo ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta waxa uu Wasiirku ugu baaqay dhammaan Shacabka Somaliland in ay ilaaliyaan eegista bilashada bisha shuwaal ee ciidal Fidriga.

 

Wasiirka ayaa intaas ku daray in qof kasta oo arka bilashada bisha Shuwaal in uu lasoo xidhiidho Gudidda ilaalinta bisha, xafiisyada Wasaaradda, Gudoomiyaasha Gobolada, saldhig Boolis halka ugu dhow ama ay soo wacaan telifoonada


Loading...
Loading...