Xildhibaankii Ugu Horeeyay Ee Haweena Oo Ku Biiraysa Golaha Wakiilada SLAND.

0
Wednesday April 19, 2023 - 19:47:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaankii Ugu Horeeyay Ee Haweena Oo Ku Biiraysa Golaha Wakiilada SLAND.

    "Waxay ay noqon doontaa Xildhibaanka Kaliya ee Dumar ah…"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxay ay noqon doontaa Xildhibaanka Kaliya ee Dumar ah…"



Hargaysa (HWN) Wasiirka Maalgashiga  Somaliland Aamina Cilmi Fariid ayaa noqotey Xildhibaanka cusub oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland oo markii hore  ahaa wada rag.

 

Waxa ay Buuxin doonta Booska Xildhibaan-nimo ee uu ka Geeriyoodey Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed oo maanta ku geeriyooday magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya.

 

Waxay ay noqon doontaa Xildhibaanka Kaliya ee Dumar ah ee ka mid noqda Golaha Wakiilada , hadii ay xilka Wasiir-nimo iska casisho oo loo dhaariyo Booskan ay dhaxalka ku heshay.

 


Loading...
Loading...