Maxkamad Ku Taala Muqdisho Oo Iibinaysa Kaluun.
"Soomaaliya ayaa iibinaysa kalluun la sheegay in sifo sharci-darro ah looga gurtay xeebaha Soomaaliya"
![No description available.](https://scontent.fnbo7-1.fna.fbcdn.net/v/t1.15752-9/341065738_2222029428186393_5802973117618496039_n.png?_nc_cat=104&ccb=1-7&_nc_sid=ae9488&_nc_ohc=jZXfEbMDO7kAX_qcaV_&_nc_ht=scontent.fnbo7-1.fna&oh=03_AdRX4ybmCQo_i2VQP1VX2DeV8ZRe3iSDEUd5yCZYNteKOg&oe=64673F35)
Muqdisho (HWN) Maxkamad ku taala Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa iibinaysa kalluun la sheegay in sifo sharci-darro ah looga gurtay xeebaha Soomaaliya oo ay ciidamada ammaanku gacanta ku soo dhigeen.

Loading...
Loading...