Muuse Biixi Oo Dib Umagacaabay Drs. Edna Aadan.

0
Tuesday April 18, 2023 - 18:51:24 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Dib Umagacaabay Drs. Edna Aadan.

    "Dib umagacaabistan Edna ayaa ku soo beegmaysa xili dhawaan uu madaxwaynaha."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dib umagacaabistan Edna ayaa ku soo beegmaysa xili dhawaan uu madaxwaynaha."



Hargaysa (HWN) Muuse Biixi Cabdi ayaa markale umagacaabay inay ahaato ergeyga gaarka ah ee wada-hadalada Somalia Drs. Edna Aadan Ismaaciil sida lagu sheegay digreeto uu soo saary Muuse Biixi.

 

Edna Aadan ayuu hore xilkan uu ugu magacaabay Madaxwaynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

 

Dib umagacaabistan Edna ayaa ku soo beegmaysa xili dhawaan uu madaxwaynaha Dawlada Somaliya uu magacaabay ergayga gaarka ah ee Wada hadalada Somaliland; magacaabistaasi oo ay soo dhawaysay Somaliland

 

Hadhwanaagews

Hargaysa/Office.


Loading...
Loading...