Dhanbaal : kayimid Laascaanod/Sool, in intii uu qabtay biyaha Wasiirka hadeer jooga waxaa sii xumaaday biyo laantii Gobolkaas

0
Sunday June 23, 2019 - 11:31:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhanbaal : kayimid Laascaanod/Sool, in intii uu qabtay biyaha Wasiirka hadeer jooga waxaa sii xumaaday biyo laantii Gobolkaas

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Dhanbaal : kayimid Laascaanod/Sool, in intii uu qabtay biyaha Wasiirka hadeer jooga waxaa sii xumaaday biyo laantii gobolkaas, (Cuntada)  waxaa ka qaalisan biyaha cid ka hadashayna lama arg.

Qorshaha oo uuna ku darin Wasiir Biyahu baahida biyo laanta Gobolka Sool oo Laascaanood cuntada Biyahu ka qaalisan yahiin...

ᴡᴀsɪɪʀᴋᴀ ʙɪʏᴀʜᴜ ᴍᴀʀᴋᴜᴜ ʜᴀᴅʟᴀʙᴀ ᴡᴀxᴀʏ sɪɪ ᴋᴀʟᴀ fᴏɢᴀᴀᴅᴀɴ ʀᴇᴇʀ sᴏᴏʟ..

ᴡᴇʟɪ ɪsᴀɢᴏᴏ ᴋᴀ ʜᴀᴅʟᴀᴀʏᴀ ʙɪʏᴏ ʟᴀᴀɴᴛᴀ ᴋᴀ ᴛᴀᴀɢᴀɴ ʟᴀᴀsᴄᴀᴀɴᴏᴏᴅ ʟᴀᴍᴀ ᴀʀᴀɢ ɪʏᴏ ɪɴᴜᴜ ᴋᴜ ᴅᴀʀᴀʏ Qᴏʀsʜᴀʜᴀ ᴡᴀsᴀʀᴀᴅᴀᴀs ʙɪʏᴀʜᴀ.ɪɴᴛᴀᴀs ᴡᴀxᴀᴀ ʟᴀ ᴀʀᴋᴀᴀ ɪsᴀɢᴏᴏ ᴋᴀ ʜᴀᴅʟᴀᴀʏᴀ ᴍᴀsʜᴀ ʀɪɪᴄᴅᴀ ɢᴏʙᴏʟ ᴋᴀʟᴇ ʟᴀɢᴀ fᴜʟɪʏᴇʏ..ᴡᴀxᴀᴀ Qᴀʙᴀᴛᴀʏ :

 "ᴍᴀᴀʜᴍᴀᴀᴅᴀ ᴛɪᴅʜᴀᴀʜᴅᴀ ᴄᴇᴇʟɴᴀ ᴜᴍᴀ Qᴏᴅɴᴀ ᴄɪᴅɴᴀ ᴜᴍᴀ ᴍᴀQɴᴀ"...

 

cabdinasir garaad Abshir

Lataliyahii hore ee gobolada bari..

London:

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...