Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Cambaareeyay Dagaalka Ka Socda Suudaan

0
Tuesday April 18, 2023 - 09:30:58 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Cambaareeyay Dagaalka Ka Socda Suudaan

    "Wuxuu ugu baaqay militeriga iyo ciidamada RSF inay joojiyaan colaadda"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wuxuu ugu baaqay militeriga iyo ciidamada RSF inay joojiyaan colaadda"



 

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si adag u cambaareeyay dagaallada ka qarxay dalka Suudaan.

 

Wuxuu ugu baaqay militeriga iyo ciidamada RSF inay joojiyaan colaadda isla markaana ay ka shaqeeyaan nabadda iyo inay dib ugu laabtaan wahadallada lagu joojinayo qalalaasaha.

 

Wuxuu intaa ku daray in xaaladda banii’aadanimo ee Suudaan ‘ay markii hore aheyd mid halis ah haatana ay isu baddashay masiibo’.



BBC

Loading...
Loading...