Dhalasha Dhaxdin Weydey #Irirsamaale

0
Monday April 17, 2023 - 12:07:48 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalasha Dhaxdin Weydey #Irirsamaale

    Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari



 

Siyaasaddu laguma amaahan karo Isir iyo Dhalashadda. Balse irirsamaalanimaddu haddey qabiil tahey. Maanta Wax dhashey mey noqoteen.

 

Dhalashaduna isma bedesho. Waxaase keentey hadda in siddan loo burn buuniyo. Waa fashilka Hogaanka dalka oo ku raad ganayaa. Waxana ka sii daran.

 

Irirsamaale ragii u abtirin laha ama muqaalkooda loo joosan lahaa. Meynu arag koox aan isdhaamin oo sidda kooxahii fanaaniinta ee riwayahaa qaadi karaa. Habeenba meel xafladd ka soo dhex muuqanayaa.

 

Markaa anigu aad ulama yaabani jilidda noocana waxaanse ka xumahey Taariikhdda madow ee aan sal iyo raadtoona laheyn ey dhegaha caruurta kaga wasakheynayaan.

 

Fashilka labaad waxa weeye. IRIRSAMAALE. Hadii la rabo qoorweynta Moqdisha si hufan oo karaameysan Hargeisa loogu soo casumi lahaa. Markaasey miisaan culus yeelan laheyd, Waxana la odhan lahaa waa Xulufeysi Siyaasadeed oo soo jireena.

 

Hadda kooxdan inoo timi.

 

MR HOOLEY. Idaacad walba waxu leeyahey ANBABAXII xukumaddi ka sugeyna. Marna Harti buu amanaya marna wuu cayaya. Bal isqabadsii. Mar wuu hanjabaya, marna nabad baan sida buu leeyahey.

 

Nuxuku waxan ku soo koobaya.

 

Film kaas jiliduusu wuu fashilmey. Waxuna ku dhamaaddey. Weli GOOJACADDE dawo looma helin. Dadkuna waa dadkii dalkuna waa dalkii. Markaa xaajoba la yaable bal aan qodo xabalaha.

 

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...