Xukuumadda Soomaaliya oo Walaac ka muujisay Xiisada Colaadeed ee ka Taagan dalka Suudaan

0
Sunday April 16, 2023 - 13:24:49 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Soomaaliya oo Walaac ka muujisay Xiisada Colaadeed ee ka Taagan dalka Suudaan

    Qoraal kooban oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal kooban oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibadda



Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xumuudda Soomaaliya waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay isku–dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan.



Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla markaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wadahadal lagu xalinayo khilaafka si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed.


 

Qoraal kooban oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ee looga hadlay Iskudhacyada dalka Suudaan aya u qornaa sidan:

Loading...
Loading...