Militariga Sudan Oo War Ka Soo Saaray Dagaalka Ka Socda Khartuum

0
Saturday April 15, 2023 - 17:39:33 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Militariga Sudan Oo War Ka Soo Saaray Dagaalka Ka Socda Khartuum

    Ciidanka ayaa sidoo kale sheegay in ay hadda wajahayaan isku dayada "cadowga"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka ayaa sidoo kale sheegay in ay hadda wajahayaan isku dayada "cadowga"

 


Militariga Sudan ayaa war ay soo saareen oo ay soo xigatay wakaalada wararka ee Reuters ku sheegay in ay wali gacanta ku hayaan dhamaan saldhigyada iyo garoomada diyaaradaha ee dalkaasi.

 

Goor sii horeysay, xoogagga howlgalada degdeg ah ee RSF ayaa sheegay inay la wareegeen garoonka diyaaradaha ee magaalada caasimadda ah ee Khartoum.

 

Ciidanka ayaa sidoo kale sheegay in ay hadda wajahayaan isku dayada "cadowga" ee ay ku doonayaan in ay kula wareegaan goobo istaraatiiji ah oo ku yaalla Khartoum, iyo in ciidamada cirka ee Suudaan ay wadaan howlgallo ay kaga hortagayaan RSF-ta.

 

Dhinacyada rayidka ah ee Suudaan oo heshiis awood qaybsi ah la saxiixday militariga iyo RSF ayaa mar sii horreysay ugu baaqay labada dhinacba inay joojiyaan colaadda, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters.

 

BBC


Loading...
Loading...