Dagaal Ka Qarxay Caasimadda Sudan Ee Khartoum

0
Saturday April 15, 2023 - 13:17:48 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Ka Qarxay Caasimadda Sudan Ee Khartoum

    "Ma cadda ilaa iyo imika waxa dhaliyay dagaalka saaka."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ma cadda ilaa iyo imika waxa dhaliyay dagaalka saaka."

 

 


Waxaa soo baxaya warar sheegaya in rasaas xooggan ay ka dhacayso caasimadda Suudaan ee Khartuum.

 

Dagaalkan ayaa u dhaxeeya ciidamada militariga dalkaasi iyo ciidamo xoog badan ee loo yaqaanno kuwa gurmadka degdeg ah.

 

Dadka ku nool magaalada Khartuum ayaa ku soo toosay saaka dhawaqa rasaasta iyo hubka culus oo ay isweydaarsanayaan ciidamada militariga iyo guuto ka tirsan ciidamada bixiya jawaabaha degdega ah.

 

Xaalad kacsanaan ah ayaa dalka ka jirtay tan iyo todobaadkii hore markii ciidamadan sida militariga u tababaran ay qaar ka mid ah askartooda ay geeyeen meel u dhow xero ciidan oo ku taal Waqooyiga.

 

Ma cadda ilaa iyo imika waxa dhaliyay dagaalka saaka.



BBC

Loading...
Loading...