Waftigan Irir Samaale ee Somaliland ku sugan

0
Saturday April 15, 2023 - 10:46:05 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Waftigan Irir Samaale ee Somaliland ku sugan

    Irir iyo Oromo (IROR), guul – bi idni Allaah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Irir iyo Oromo (IROR), guul – bi idni Allaah.


Waftigan Irir Samaale, ee Somaliland ku sugani, waa inuu Jibuuti u sii gudbaa, oo ka dib, uu Dir-dhab-ah u sii dhaafaa, oo uu Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim, Ugaaska Beesha Ciise uu la kulmaa; oo ugu dambeyn uu Jigjiga ka degaa, oo uu deegaannadaas soo wada booqdaa – bi idni Allaah.


 

Haddii aanay sidaasi suurto-gal ahayn, oo waftigani aanu Jibuuti, Dir-dhab-ah iyo Jigjiga aanu isku soo wada mari kareynnin, waa inuu wafti kale, oo Irir Samaale ahi, waa inuu si degdeg ah Muqdisho uga soo baxaa, oo Somaliland, Jibuuti, Dir-dhab-ah iyo Jigjiga, uu isku soo wada maraa – bi idni Allaah.



 

Irir iyo Oromo (IROR), guul – bi idni Allaah.


 

Tixgalin mudnan badan leh.


 

Maxamed Sheekh Daahir

[email protected]

https://tashiwanaag.com/

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...