Madaxweynaha Botswana Oo Beeniyay Qorshe Uu Xilka Uga Qaadi Rabay Madaxweyne Ku Xigeenka

0
Saturday April 15, 2023 - 08:49:46 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Botswana Oo Beeniyay Qorshe Uu Xilka Uga Qaadi Rabay Madaxweyne Ku Xigeenka

    "isla markaana uusan wax shir ah la yeelan golaha wasiirada si ay xilka uga qaadaan madaxweyne ku xigeenka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"isla markaana uusan wax shir ah la yeelan golaha wasiirada si ay xilka uga qaadaan madaxweyne ku xigeenka"


 


 

 

Madaxweynaha Botswana, Mokgweetsi Masisi ayaa beeniyay eedeymo la xiriira in uu qorsheynayay in uu xilka ka qaadis ku sameeyo madaxweyne ku xigeenka dalkaas, Slumber Tsogwane.

 

Waxaa jiray warar laisla dhexmarayay oo ku saabsan in madaxweyne ku xigeenka shaqada laga ceyrin rabo kadib doorashada 2024-ka ka dhaceyso halkaas.

 

Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id wuxuu madaxweynaha sheegay in Slumber Tsogwane uu yahay nin howlkar ah isla markaana uusan wax shir ah la yeelan golaha wasiirada si ay xilka uga qaadaan madaxweyne ku xigeenka.

 

BBC

 


Loading...
Loading...