Diplomasiyadda la isma wadda qaawiyo. Balse xukumadeenu dagaalka GOOJACADDE iyo ka caalamiga ma kala fahamsana

0
Thursday April 13, 2023 - 22:21:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Diplomasiyadda la isma wadda qaawiyo. Balse xukumadeenu dagaalka GOOJACADDE iyo ka caalamiga ma kala fahamsana

    W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

 



 

Diplomasiyadda la isma wadda qaawiyo. Balse xukumadeenu dagaalka GOOJACADDE iyo ka caalamiga ma kala fahamsana. Xidhiidhka Taiwan inaguba khasbayo ineynu shiidno. China oo (Vito-Power).

 

Caalamku waa kala Dan. Hadana dowladdo aanu xidhiidhkoodu fiicneyn ayaa hadana cilaaqadd ka dhaxeeya. Inagana hadalkeeda daa. Waayo inaga cidwalba u baahan.

 

Waxa dal ahaan inala gudboon siyaasadd degan oo aan cidna dureyn. Danaheena Miiska hoostiisa lagu dhameeyo. Caalamka xidhiidh wanaagsan lagu dedaalo dowladd walba in aan la yeelano.

 

Cidwalbana xidhiidh diplomasiyadeed oo xodxodasha eynu la lahaano. Waxaadse mooda Xukumaddu iney quwadahii adduunka shideyso.

 

Waxa ka sii daran, Dowladii Mareykanka ee xidhiidhka inala sameysey in aan dhageysan weydo xukumadeenu. Markey kala hadleyso arimaha dagaalka Laascaanood iyo Arimaha doorashadda Madaxtoyadda.

 

Markaa xaalka Xukumadda Kulmiye iyo Madaxwyne Muuse siyaasadiisu GOJACADE ma dhaafsana iyo Xisbiyadda mucaradka. Cidwalba oo wax wanaagsan u sheegtana waa Mucaradd.

 

May be an image of 1 person and text that says 'MFA Somaliland @somalil... 4h A country's existent national borders are to be respected and protected against terrorism infiltration or external threats, but #China' s drills are, in fac... 山 t3 18 FEI Shengchao 费胜潮 @FeiShengchao Thank you for your support. National borders must be respected, but don't make oneself a laughingstock by making 'national borders



Allow Alle.

Ramadaan Kariim

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...