Somaliland Oo Sheegtay In General Morgan Ka Dagaalamayo Laascanood.

0
Thursday April 13, 2023 - 13:30:29 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Sheegtay In General Morgan Ka Dagaalamayo Laascanood.

    "General Morgan oo hore u ahaa la taliyaha Madaxwaynihii Somaliya ee Farmaajo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"General Morgan oo hore u ahaa la taliyaha Madaxwaynihii Somaliya ee Farmaajo"

 

 

 



Hargaysa (HWN) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Caateeye ayaa sheegay in General Moorgan uu kujiro ciidanka SSC ee Somaliland kula dagaalamaya magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascanood.

 

General Morgan oo hore u ahaa la taliyaha Madaxwaynihii Somaliya ee Farmaajo haatanna ah la taliyaha Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa hore loogu eedeeyay in uu xasuuq ka gaystay Somaliland.


May be an image of 5 people and text that says 'Abdiqani Mahamoud Ateye @AbdiqaniMin General Morgan also known as
Loading...
Loading...