Trump Oo Sheegay Dacwadda Lagu Soo Oogay Iney Tahay Mid Siyaasadeysan

0
Thursday April 13, 2023 - 09:54:16 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Trump Oo Sheegay Dacwadda Lagu Soo Oogay Iney Tahay Mid Siyaasadeysan

    "wuxuu sheegay in aanu ka hadhi doonin musharraxnimada doorashada soo socota"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"wuxuu sheegay in aanu ka hadhi doonin musharraxnimada doorashada soo socota"



Donald Trump ayaa bixiyay wareysigiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu noqday madaxweynihii hore ee Mareykanka ama xilka haya ee ka soo hor muuqda maxkamad isagoo dambiyo lagu soo eedeeyay.

 

Trump Fox News wuxuu u sheegay in saraakiishii u saxeexday maxkamadda usbuucii hore ay ku adkeysanayaan nidamka loo maray heshiisyada la saxiixay.

 

Trump wuxuu sheegay dacwadda lagu soo oogay iney tahay mid siyaasadeysan, balse uu ka hari doonin musharraxnimada doorashada soo socota.


Loading...
Loading...