Shiinaha Oo U Jawaabay Somaliland

0
Thursday April 13, 2023 - 09:44:08 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shiinaha Oo U Jawaabay Somaliland

    "Dadka garaadka lihi guryaha dhexdooda xuduudo kama samaystaan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dadka garaadka lihi guryaha dhexdooda xuduudo kama samaystaan"



 

Hargaysa (HWN) Danjiraha dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya oo ka jawaabay qoraalkii ay saacado ka hor Somaliland ku garab istaagtay Taiwan ayaa sheegay in Somaliland ay iska xar xariiqatay soohdin iyo xad aan jirin.

 

Safiirkan ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay in la sameeyo meel aan xuduud ahayn.

 

Isaga oo hadalkiisa sii raaciyey "Dadka garaadka lihi guryaha dhexdooda xuduudo kama samaystaan"

 

Hadalkan Safiirka ayaa yimid kadib markii Somaliland ay sheegtay in Shiinuhu u wado duullaan ka dhana Taiwan oo la qaddiyada Somaliland.

 

Waxaanay Somaliland intaa ku dartay  in ay garab taagan tahay Taiwan oo ah dal Dimuqraadiya.

 

May be an image of 1 person and text that says 'MFA Somaliland @somalil... 4h A country's existent national borders are to be respected and protected against terrorism infiltration or external threats, but #China' s drills are, in fac... 山 t3 18 FEI Shengchao 费胜潮 @FeiShengchao Thank you for your support. National borders must be respected, but don't make oneself a laughingstock by making 'national borders


 

Loading...
Loading...