Somaliland Oo Shiinaha Ku Eedeysay Inuu Weerar Ku Yahay Taiwan.

0
Wednesday April 12, 2023 - 20:10:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Shiinaha Ku Eedeysay Inuu Weerar Ku Yahay Taiwan.

    "Qoraalka ayaa sidoo kale lagu xusay in ay Somaliland garab taagan tahay Taiwan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Qoraalka ayaa sidoo kale lagu xusay in ay Somaliland garab taagan tahay Taiwan"

 



Hargaysa (HWN) Somaliland ayaa dalka Shiinaha ku eedaysay in uu weerar ku yahay Taiwan.

 

War ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu ku baahisay barteeda Twitter ka ayaa lagu sheegay in Shiinuhu u wado duullaan ka dhana Taiwan oo la qaddiyada Somaliland.

 

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu xusay in ay Somaliland garab taagan tahay Taiwan oo ah dal Dimuqraadiya.

 

Shiinaha ayaa hawgal kawado meel aan ka fogayn Biyaha gacanka Taiwan isla markaana laga baqe qabo in uu weerar ku qaado.

 

Warkan ayaa ku soo beegmaya xili Ciidamada SSC ay ciidamada Somaliland  kaga adkaadeen goobo badan oo kamid ah Gobolka Sool, iyadoo ciidamada Somaliland dagaal lagaga saaray magaalada Laascanood iyo deegaano hoosyimaada, isla markaana saraakiil badan laga laayay Somaliland.

 

May be an image of text that says 'MFA Somaliland @somalilandmfa A country's existent national borders are to be respected and protected against terrorism infiltration or external threats, but #China's drills are, in fact, breaking the #TaiwanStrait status quo Somaliland stands strong with Taiwan and are united with fellow democracies.'


 

 

Loading...
Loading...