Xafiiska Imtixaanadka Qaranku Miyuu Wasaarada Waxbarshada Ka Madax Banaan Yahay?

0
Wednesday April 12, 2023 - 17:45:40 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xafiiska Imtixaanadka Qaranku Miyuu Wasaarada Waxbarshada Ka Madax Banaan Yahay?

    Waxa Qorey :- Aqoon-yahan Axmed Xuseen Ibraahin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Qorey :- Aqoon-yahan Axmed Xuseen Ibraahin.


 


Gudoomiye Daa’ud axmed faarax waxa uu qaranka u soo qabtay hawlo waa weyn dhowr iyo labaatankii sano ee u danbeyey waxa uu ahaa shakhsi soo kala saaray jiialal badan  waana uu ku amaanahayahay hawlaha uu qaranka u qabtay darteed.

 

Madaxweynaha somaliland mudane muuse Bixi cabdi ayaa sanadkii hore soo saaray wareegto xafiiska imtixaandka kharashaadkiisa u madax banaanaynaysa laakiin xafiiska imtixaandku kharashaad ahaan ayuu ka madax banaanaa wasaarada waxbarshada laakinse maamul ahaan wasaarada ayuu hoos yimaada.

 

Sida ku cada xeerka waxbarshada qaranka xeer N.77 2018 ! Waxa uu wasiirku isagoo la tashanaya agaasiamaha Guud ee wasaarada waxbarshada magacaabaya madaxa xafiiska imtixaanada qaranka iyo ku xigeenkiisa oo masuul ka ah fulinta shaqada xafiiska .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...