Maxay Soomaalidu U Noqdeen Dadka Ugu Badan Ee U Waxyeelloobay Is-Bedelka Cimilada?

0
Wednesday April 12, 2023 - 09:06:55 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Soomaalidu U Noqdeen Dadka Ugu Badan Ee U Waxyeelloobay Is-Bedelka Cimilada?

    "Ku dhawaad ​​shan milyan oo qof ayaa la soo deristay heerar sare oo cunto yari,"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ku dhawaad ​​shan milyan oo qof ayaa la soo deristay heerar sare oo cunto yari,"



Madaxa Qaramada Midoobay António Guterres ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay yihiin dhibanayaasha ugu badan ee ku waxyeeloobay isbadelka cimilada inkastoo aysan waxba ka geysan.

 

"In kasta oo Soomaaliya aysan wax Qatar weyn ah ka geysan isbeddelka cimilada, Soomaalidu waxay ka mid yihiin dhibanayaasha ugu badan" ayuu yiri

 

Mr Guterres ayaa ku baaqay taageero ballaaran oo caalami ah bilowga booqasho uu ku tagay dalka oo ay ka jirto abaar daran.

 

QM ayaa billowday codsi balaayiin doollar ah oo loogu talagalay Soomaaliya halkaas oo malaayiin ay wajahayaan macaluul.

 

"Ku dhawaad ​​shan milyan oo qof ayaa la soo deristay heerar sare oo cunto yari, dabcan sicir bararka ayaa ka sii daraysa”

 

Markaa deeq bixiyayaasha, iyo beesha caalamka waxaan ugu baaqayaa inay xoojiyaan taageeradooda, si degdeg loogu bilaabo qorshaha wax ka qabashada bini’aadantinimo ee 2023, oo hadda 15% kaliya la maalgeliyo” Ayuu sii raaciyay.

 

BBC


Loading...
Loading...