Wasiir Toorno Oo Xilkii Ka Qaaday Gud. Daa'uud Gadhwayne

0
Tuesday April 11, 2023 - 14:31:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Toorno Oo Xilkii Ka Qaaday Gud. Daa'uud Gadhwayne

    "Wasiir Toorno ayaa xilka uu ka qaaday Daa'uud umagacaabay Masuul kale"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wasiir Toorno ayaa xilka uu ka qaaday Daa'uud umagacaabay Masuul kale"



Hargaysa (HWN) Wasiirka wasaarada waxbarshada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) Ayaa Xilkiin Ka Qaaday Gudoomiyihii Gudida Imtixaanaadka Daa’uud Axmed Faarax, oo muddo dheer hayay xilkaasi.

 

Wasiir Toorno ayaa xilka uu ka qaaday Daa’uud umagacaabay Masuul kale.

 

Gudooomiye Daa’uud Iyo Wasiirka Ayaa Mudo Waxa u Dhexeeyay Khilaaf Dibada u soo Baxay Balse ilaa Hada Lama Oga in Gudoomiye Daa’uud Uu Aqbalay Xilka Qaadista Wasiir Toorno Ku Sameeyay.

 


Loading...
Loading...