Sawir Taarikhda Galley. Maxuu Ku Muteystey Madaxweyne Rayaale In Sharacyadda Addisaba Lagu Sawiro.

0
Monday April 10, 2023 - 09:09:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawir Taarikhda Galley. Maxuu Ku Muteystey Madaxweyne Rayaale In Sharacyadda Addisaba Lagu Sawiro.

    Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari



 

Sawirkan Waa Taariikh. Waxu ku Yaala Caasimadda Addiss ababa. Markii Meles dhintey ayaa dowladda Ethiopia. Waxey xuseen madaxdii Caalamka ugu sameynta badneyd uu la kulmey. Taaso laga heley buuga xasuus qorkiisa ee u qorey Meles Zenaawi



Waxa gayiga Geeska Africa laga xusey. Madaxweyne Dahir Rayaale. Macaal DJabuti. Kenya, Sudan, Somalia, Uganda lama xusin madaxdooda. Sababtoo lagama helin xasuus qorkiisa.


Buwaag badan uqorey Meles wuu ku sheegey saameynta Madaxwegne Dahir Rayaale kaahin. Beesha Caalamku aad ayay u ixtraamta Madaxweyne Daahir Rayaale. Waxna kalena maahe waa dowladd wanaaga iyo kalsoonidda doorashooyinku dalka ka qabtey.


Sidaas daradeed. Waxu ku suntan yahey. Abaha Dimuqradiyadda Geeska Africa. Madaxweyne Rayaale markuu xilka wareejiyey ayaa Meles ku casuumey Addiss ababa. Waxu ku yidhi. Hadeer kursigii miyaad wareejisey.


Markaasu Madaxweyne Rayaale ku yidhi Haa. Intuu qosley Meles, buu yidhi. Jidbaad nagu furtey. Waadse dhiiran tahey. Anigase wey igu adag tahey Inaad xilka siyar oo fudud uga tago.


Madaxweyne Dahir Rayaale, Waxu ugu jawaabey. Geeska Africa dowladdnimadda ka jirta waxey ku badbaadi  karta qori isu dhiib. Si bulshadeenu u barato in aan xukunka nina la dhalan. Da'yarta dalalkeena barno, dowladdnimadda iyo hanaanka dimuqradiyadda iyo doorashooyinka


Sidaas daradeed maanta dalkeenu waxu ku badbaadaya doorasho taasa horseedi doonta isbedel siyaasadeed iyo nabad galyo shacabkeenu kuwadda nolaan karo.


Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...