Masuul Reer Sool Ah Oo Baabuur Cusub Kala Baxsaday Somaliland

0
Sunday April 09, 2023 - 17:31:25 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Reer Sool Ah Oo Baabuur Cusub Kala Baxsaday Somaliland

    "Masuulkan Ayaana soo dhawayn balaadhan kala kulmay xoogaga SSC"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Masuulkan Ayaana soo dhawayn balaadhan kala kulmay xoogaga SSC"



 

Hargaysa (HWN) Maayar ku xigeenkii Xudun Cabdinaasir Cabdulqaadir ayaa ka goostay Somaliland wuxuuna ku biiray xoogaga SSC ,  Masuulkan ayaa la goostay gaadhi qabaal ah oo cusub oo dhowaan Xukumadda Somaliland siiyay.

 

Waxaanu masuulkani ku biiray liiska masuuliyiin ka soo jeeda Gobolka Sool oo bilihii ugu dambeeyay iska casilay xukuumada Muuse Biixi.

 

Somaliland ayaana ku fashilantay inay sii ogaato dhaqdhaqaaqa masuulkani kula baxsaday baabuurka cusub.

 

Masuulkan Ayaana soo dhawayn balaadhan kala kulmay xoogaga SSC.


Loading...
Loading...