DEG DEG Maamulka SSC-Khaatumo ayaa soo saaray go'aamadan
In ay joojiyeen dhamaan dhaq dhaqaaqii ganacsi
1:Wax Hay’ad ah oo ka howl gasha Somaliland inaaney imaan karin deegaanada SSC-Khaatumo , wax shaqo ah noocey doonto ha ahaato ma qaban karaan .
2:In ay joojiyeen dhamaan dhaq dhaqaaqii ganacsi ee ka dhaxeeyey ganacsatada deegaanada Somaliland iyo SSC- Khaatumo , wax gancsi ah ha yaraato ha badnaato inaanay soo gelin karin deegaanadan shirkadaha ganacsi iyo gaadiidkooda , illaa kuwa imaanaya Koongurta Somalia aaney u gudbin karin
magaalaooyinka Burco Ber Bera Hargeisa iwm
3 :Mudada ugu danbaysa ee ay haystaan gaadiidka ganacsigoodu wax uga hadheen deegaanada Somaliland waxaa ay haystaan illaa 15 ka bishan socoto , mudadaa wixii ka danbeeya go’aamadan sidooda ayey u fulayaan oo lama fasaxo wax ganacsi ah oo halkaa ka imaanaya , xattaa isu socodka dadka , reer miyiga ayaa xidhan .
Loading...
Loading...