Irir Samaale Iyo Somaliland.

0
Sunday April 09, 2023 - 11:28:47 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1076
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Irir Samaale Iyo Somaliland.

    Irir Samaale, oo qabiil ah iyo Somaliland oo shacab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Irir Samaale, oo qabiil ah iyo Somaliland oo shacab



Waad wada salaaman tihiin.

 


 

Irir Samaale, oo qabiil ah iyo Somaliland oo shacab ah, oo Aayaddan Qur’aanka ah ku xusan, oo ”li-tacaarafuu” ah, oo si la isku garto ah, oo si la isku aqoonsado ah, oo Dastuurka Somaliland aanu diidi kareynnin, waa hubaal, oo qofkii inkiraa’i, ama mucaaradaa’i, ama diidaa’i, waa qof aan Aayaddan iyo Dastuurka Somaliland, aan midkoodna wax ka aqoonnin; oo ka jaahil ah.

 

Irir Samaalow!

 

Mucaaradnimadu, yaanay meel kasta inala galin.



 

 

{ يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ}


 

 

Tixgalin mudnan badan leh.

 

Maxamed Sheekh Daahir

[email protected]

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...