Midawga Afrika Oo Warwar Ka Qaba In Qadiyada Somaliland Ay Ictiraaf Ka Hesho Wadamo Geeska Afrika Ku Yaala

0
Saturday June 22, 2019 - 16:03:07 in News by
  • Visits: 6324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midawga Afrika Oo Warwar Ka Qaba In Qadiyada Somaliland Ay Ictiraaf Ka Hesho Wadamo Geeska Afrika Ku Yaala

    Midawga Afrika Oo Warwar Ka Qaba In Qadiyada Somaliland Ay Ictiraaf Ka Hesho Wadamo Geeska Afrika Ku Yaala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midawga Afrika Oo Warwar Ka Qaba In Qadiyada Somaliland Ay Ictiraaf Ka Hesho Wadamo Geeska Afrika Ku Yaala

 

 


Wargeyska siraha faafiya ee Indian Ocean( African Intelligence) ayaa qoray warbixin kooban oo uu ku sheegay in guddoomiyaha Midawga Afrika Musa Faki Maxamed qabo walaac ku saabsan in dalalka xubnaha ka ah Midawga Afrika taageeraan qaddiyadda Somaliland.




Warbixinta xambaarsan in Guddoomiyaha Midawga Afrika ka digayo dalal ka mid ah ururku soo hor dhigaan golaha aqoonsiga Somaliland waxaanu ku boorriyay ilaalinta wada jirka iyo la dagaallanka xagjirnimada.


Dalalka Kenya iyo Ereteriya ayaa muddooyinkan daambe muujiyay in ay kor u qaadayaan xidhiidhkooda Somaliland waxaanay inta badan Afrika qabta walaac ah in aqoonsiga Somaliland furayo albaab ah in umada badan dalbadaan aqoonsi.

Loading...
Loading...