Muxuu Yahay Warka Uu Beeniyay Ergayga Arimaha Somaliland iyo Somaliya?

0
Friday April 07, 2023 - 11:48:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Yahay Warka Uu Beeniyay Ergayga Arimaha Somaliland iyo Somaliya?

    "Haddaba Ergaygu waxuu caddeynayaa in warka ninkaasu sheegay yahay mid been abuur"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Haddaba Ergaygu waxuu caddeynayaa in warka ninkaasu sheegay yahay mid been abuur"

 



Hargaysa (HWN) Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ah ergayga uu Madaxwayne Xasan sheikh umagacaabay Arimaha Somaliland iyo Somaliya ayaa beeniyay hadal ka soo yeedhay Suldaan Maxamed Cige  Hooley oo kamid ah wafdi ka socda Muqdisho oo todobaadkii ugu dambeeyay ku sugnaa Somaliland.

 

"Beenin

Ergayga gaarka ah ee Arimaha Somaliland waxuu si rasmi ah u beeninayaa in uusan jirin marnaba wax xiriir iyo wadal ah oo dhexmaray isaga iyo ninka la yiraahdo Hooley.

 

Haddaba Ergaygu waxuu caddeynayaa in warka ninkaasu sheegay yahay mid been abuur ah oo aan sal iyo raad laheyn.

Mahadsanidiin.” Ayuu ergaygu ku yidhi qoraal uu baahiyay.

 


Loading...
Loading...