DEG DEG Dagaal saaka saacado kooban ka socday magaalada Laascaanood

0
Thursday April 06, 2023 - 14:03:19 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2052
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Dagaal saaka saacado kooban ka socday magaalada Laascaanood

    Dhawaqa hubka nuucyadiisa kala duwan ee la'isku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhawaqa hubka nuucyadiisa kala duwan ee la'isku



Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa hadda deggan kadib dagaal saaka aroortii dhacay.


 

Ciidamada isku hor fahiya magaaladaasi ee kuwa Somalilnd iyo dhanka ssc ayaa saaka subaxnimadii is fara saaray iyadoo markii dambe ay xaaladdu qabowday.



 

Dhawaqa hubka nuucyadiisa kala duwan ee la’isku adeegsaday ayaa laga maqlayay qaybaha kala duwan ee magaalada.

 

Lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi oo socday mudadasi kooban mana jiraan wax war ah oo kasoo baxay xukuumadda Somaliland iyo huwanta dagaalka ka wada Laascaanood

Loading...
Loading...