Ismaaciil Hurreh Buubaa Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga

0
Wednesday April 05, 2023 - 12:00:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ismaaciil Hurreh Buubaa Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga

    Marxuum Buubaa waxa uu ahaa aqoonyahan haystay shahaadada sare ee PhD-da.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marxuum Buubaa waxa uu ahaa aqoonyahan haystay shahaadada sare ee PhD-da.


 


 

Alle ha  u naxariistee waxa maanta geeriyooday Ismaaciil Maxamuud Hurreh Buubaa oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya, isla markaana ka tirsanaa Ururkii SNM ee dib u soo celiyey madaxbannaanida Somaliland.

 

 Ismaaciil Hure Buubaa waxa uu Soomaaliya ka soo qabtay xilal ay ka mid yihiinRa'iisalwasaare-ku-xigeen,  wasiirkii arrimaha dibeda iyo Wasiirka Maaliyada, isagoo sidoo kale noqday Wasiirkii ugu horeeyey Wasaaradda Maaliyadda Somaliland.

 

Marxuum Buubaa waxa uu ahaa aqoonyahan haystay shahaadada sare ee PhD-da.


Loading...
Loading...